Information En Somali.pdf

HandoutVUTBasicsSomaliAODA.pdf
Preview of Information en somali
🔗 Source: documents.ottawa.ca
📊 Size: 131 KB
📄 Pages: 1 page
⬇️ Downloads: 88

Summary

2021-078_07
Fahamka Canshuurta
Cutubka Bannaan
Laga bilaabo jannaayo 2023, dhammaan mulkiilayaasha hantida daganaanshaha waa inay soo buuxiyaan foom caddayn ah dhanka onleynka oo muujinaaya deganaanta hantidooda ee sanadkii hore.
Xog Muhiim ah:
• Caddaymaha waa in la soo gudbiyaa inta u dhaxaysa Jannaayo iyo Maarso 16, 2023.
• Caddaymaha waxaa laga yaabaa in hanti-dhawr lagu sameeyo iyadoo bixinta xog been ah ay keeni karto ganaaxyo dheeraad ah ama ciqaabo, sida ku qoran xeer-hoosaadka 2022-135.
Sida loo gudbiyo cadeynta xaaladda hantidaada:
Gal akoonkaaga MyServiceOttawa oo arag faahfaahinta canshuurta hantidaada si aad u gudbiso cadeyntaada.
Waxa kale oo aad ku soo gudbin kartaa caddayntaada adiga oo booqda ottawa.ca/vut oo raaca tallaabooyinkan soo socda:
1. Guji “Gudbi Caddaynta”/
2. Geli rool lambarkaaga iyo koodka gelitaanka
3. Geli faahfaahinta xiriirkaaga oo dooro xaaladda hantidaada.
4. Dib u eeg bogga kooban si aad u hubiso in macluumaadku sax yahay.
5. Guji: Gudbi”/
6. Nuqul ka mid ah cadeyntaada ayaa lagu soo diri doonaa iimayl
FIIRO GAAR AH: qof ayaad siin kartaa fasax inuu soo gudbiyo cadeyntaada isagoo kaa wakiil ah.
Isku qor adeegyada Ottawa
Isku qor MyServiceOttawa si aad u gasho akoonkaaga cashuurta guryaha hab onleyn ah.
Macluumaad dheeraad ah oo laga yaabo inaad uga baahato xagga caddaymaha
Xaaladda Hantida ee Sannadkii Hore
Xogta la Ururiyay Wakhtigii Caddaynta
Deganaanshaha Rasmiga ah – Deggene la oggol yahay
Magaca iyo macluumaadka xiriirka
Hanti la kireystay
Magacaga kireystaha(yaasha) oo buuxa iyo macluumaadka xiriirka
Haddii la iibiyey
Taariikhda la dhammeeyey
Haddii ay dhacday Amar maxkamadeed/Amar Dowladeed
Lambarka amarka maxkamadda/lambarka tixraaca
Haddii laga dhintay
Taariikhda dhimashada
Lahaanshe la Daryeelo
Magaca qofka la daryeelo
Magaca macluumaadka xarunta iyo macluumaadka xiriirka
Dhisid/Dib u hagaajin
Ruqsad/lambarka codsiga
Faahfaahin gaaban ee mashruuca
Kireysiyada buulasha
Lambarka muddada gaaban ee kireynta buulka

Description

2021-078_07
Fahamka Canshuurta
Cutubka Bannaan
Laga bilaabo jannaayo 2023, dhammaan mulkiilayaasha hantida daganaanshaha waa inay soo buuxiyaan foom caddayn...

Technical Information

  • File Format: PDF
  • File Size: 131 KB
  • Pages: 1
  • Language: IT
  • Total Downloads: 88
  • Last Updated: 1 week ago

Document Overview

This PDF document about Information en somali provides comprehensive information and guidance. Whether you're a beginner or advanced user, this resource offers valuable insights into Information en somali.

Related Topics

If you're interested in Information en somali, you might also want to explore:

Download Information en somali eBooks for free and learn more about Information en somali. These books contain exercises and tutorials to improve your practical skills, at all levels!

Not satisfied with this document? We have related documents to Information en somali, try searching with similar keywords: Information en somali, Psychiatric or Behavioral Health Technician occupational information handout - Somali, Day Program Professional occupational information handout - updated 5-2023 - Somali, Somali Dictionary, 1 9559236 Somali Barn Og Vinterkl R , A Dictionary Of Somali Verbs In Everyday Contexts , Accounting Af Somali Buug, AFAAN OROMO DICTONERY SOMALI

You can download PDF versions of the user's guide, manuals and ebooks about Information en somali, you can also find and download for free A free online manual (notices) with beginner and intermediate, Downloads Documentation, You can download PDF files (or DOC and PPT) about Information en somali for free, but please respect copyrighted ebooks.