Somali.pdf

TBI-SafeRoutesActivityBookSM.pdf
Preview of Somali
🔗 Source: dshs.wa.gov
📊 Size: 575 KB
📄 Pages: 4 pages
⬇️ Downloads: 340

Summary

Waad sameysay, hel jidka aad ku tageyso Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda, ka raadi madadaalo badan iyo goobaha Garoonka ee ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda CityofTacoma.org/SRTS. Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda waa goob ay ku yaallaan jidad yaryar ah oo lagu ciyaaro oo loogu talagalay in ay carruurtu ku bartaan kuna qaataan tababarka xirfadaha lugeynta, baaskiil-wadashada, iyo mooto laba-lugoodley wadastada ee ammaanka ah. Baabuur dhab ah looma oggola. Halkan ka bilow, dhammaad, sii soco, STOP. Buugga Waxqabadka Garoonka ee Ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda ku ciyaar si aad ugu barato ammaanka waddooyinka. Sideebay jidka uga gudbaan dadka lugeynaya, ka caawi Devin Darawalka in uu Guriga Si Ammaan ah Ku Yimaado. Ku tababar-qaado qaafiyaddan marka aad joogto Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda iyo marka aad ku lugeynayso xaafadaada si aad u xasuusato sida ammaanka ah ee jidka looga gudbo. Istaag mar kasta oo aad joogto jidka qarkiisa, eeg bidix, eeg midig, hareerahaaga oo dhan fiiri, hubso in aad cod kasta maqasho. Madaxaaga isticmaal cagahaaga ka hor, ka waran haddii uusan jirin hareer-socod, soco adiga oo ku soconaya dhanka ay gaadiidka ka imaanayaan. Qor waxa qofka gaariga wada ay tahay in uu sameeyo marka ay arkaan calaamadahan taraafikada ee ku dhinaca yaalla. Ka-dibna la imaaw buuggan waxqabadka Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda ee degaankaaga oo tiri inta calaamadahan ama astaamahan ka midka ah ee aad aragto. Eeg koofiyadaada adag, isticmaal baaqyada gacanta, ilaali maskaxdaada caqliga badan leh, samee hubinta "Indhaha, Dhegaha, Afka" ka hor inta aadan wax wadin. Tallaabooyinka ku aaddi sawirka saxda ah adiga oo sawirraya xariiq u dhaxeeya kuwa iswaafaqsan. Baaqyada gacanta waxay dadka kale ee hareerahaaga ku sugan u sheegaan halka ku xigta ee aad u socoto, tani waxay gacan ka geysaneysaa in qof walba ammaankiisa la sugo. Indhaha baar, ma arki kartaa qarka koofiyadaada adag, dhegaha xiro suumanka koofiyadaada adag, ku samee qaabka “V” ee xargaha dhegahaaga hoostooda, afka dheh ahhh, xariga ku xiran gerkaaga miyuu dhuuqsamaa marka uu afkaaga furan yahay. Bal qiyaas in aad ardeygan gadaashiisa baaskiil ku wado, ku calaamadee sawir kasta waxa ay u badan tahay in ardeygan uu sameeyo, istaag, midig u leexo, ama bidix u leexo. Waxa lala imaanayo, wax aad baratey, goobo-geli ama midabee walxaha aad la imaaneyso ama aad ku xiraneyso Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda. Calaamad sax ah saar xirfad bedqab kasta ee aad ku baratey buuggan waxqabadka iyo waxa aad ku sameyn doonto Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda. Hadda oo aad baratey xirfadahan, kaalay oo ku ciyaar kuna tababar-qaado Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda adiga oo la joogo saaxiibadaada iyo qoyskaaga. Buugga waxqabadka waxay Magaalada Tacoma ka soo qaadatey buug asal ah oo ay diyaarisay Magaalada Hillsboro. Asalka waxaa suurageliyay taageero laga helay Oregon Metro, Alta, iyo Maamulka Gaadiidka Federaalka. Waxaa lagu daabacay taageero laga helay, waxa dadka baaskiilka wata iyo kuwa baabuurta wata ay u baahan yihiin in ay sameeyaan marka ay arkaan calaamadaha iyo astaamaha taraafikada, sida ammaanka ah ee jidka looga gudbo, halka lagu socdo haddii uusan jidku lahayn hareer-socodka ay dadka lugeeya maraan, sida habboon ee aan u xiranayo koofiyadeyda adag aniga oo adeegsanaya hubinta "Indhaha, Dhegaha, Afka", sida loo gudbiyo tartiib u soco, joogso, iyo leexo adiga oo adeegsanaya baaqyada gacanta. Jawaabo, bogga 2aad – calaamadaha, si buuxda u istaag, iska-jir dadka waddada ka gudbaya, waxaad galeysaa soone iskuul, aayar u soco oo iska-jir qoysaska, gaariga ku wad 20 mph ama wax ka yar, aayar u soco oo u diyaar-garow in aad ka joojiso dadka lugeynaya, baaskiilka-wata, ama kuwa gaariga hortaada ku wata. Bogga 3 – koofiyad adag, A: dhegaha, B: afka, C: indhaha, baaqyada gacanta, A: bidix u leexasho, B: midig u leexasho, C: tartiibin ama joojin. Bogga 4 – la imaaw, caaga biyaha, boorso, kabaha teeniska/kabo suul-xiran, cunto fudud, baaskiil ama mooto laba-lugoodley, iyo koofiyad adag.

Description

Waad sameysay, hel jidka aad ku tageyso Garoonka ay Carruurta Ku Bartaan Jidadka iyo Xeerarkooda, ka raadi madadaalo badan iyo goobaha Garoonka ee ay Carruurta...

Technical Information

  • File Format: PDF
  • File Size: 575 KB
  • Pages: 4
  • Language: IT
  • Total Downloads: 340
  • Last Updated: 2 hours ago

Document Overview

This PDF document about Somali provides comprehensive information and guidance. Whether you're a beginner or advanced user, this resource offers valuable insights into Somali.

Related Topics

If you're interested in Somali, you might also want to explore:

Download Somali eBooks for free and learn more about Somali. These books contain exercises and tutorials to improve your practical skills, at all levels!

Not satisfied with this document? We have related documents to Somali, try searching with similar keywords: Somali Dictionary, 1 9559236 Somali Barn Og Vinterkl R , A Dictionary Of Somali Verbs In Everyday Contexts , Accounting Af Somali Buug, AFAAN OROMO DICTONERY SOMALI, All Somali Ngo Handbook , All Somali Ngo Handbook 2005 1 , Banadir24 Hindi Af Somali

You can download PDF versions of the user's guide, manuals and ebooks about Somali, you can also find and download for free A free online manual (notices) with beginner and intermediate, Downloads Documentation, You can download PDF files (or DOC and PPT) about Somali for free, but please respect copyrighted ebooks.